Cismaan Cali Maadey oo goor dhow lagu dilay Magaalada Belad-Weyne

Dabley hubeysan ayaa caawa ku dishay Magaalada Belad-weyne Masuul ka tirsanaa waaxda Maaliyada ee maamulka gobolka Hiiraan sida ay sheegayaan warar goor dhow na soo gaaray. Masuulkan oo magaciisa lagu sheegay Cismaan Cali Maadey (Ganey) ayaa waxaa rasaas ku furay rag bastoolado ku hubeysan oo weerar ku soo qaaday xili uu ku sugnaa meel aan … Continue reading Cismaan Cali Maadey oo goor dhow lagu dilay Magaalada Belad-Weyne